War Deg Deg Ah:-Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Mudada Lagu Daray Oo La Shaaciyey -

0
Tuesday February 19, 2019 - 16:13:13 in by salman abdi
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Mudada Lagu Daray Oo La Shaaciyey -

    War Deg Deg Ah:-Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Mudada Lagu Daray Oo La Shaaciyey -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Dib U Dhac Ku Yimid Iyo Mudada Lagu Daray Oo La Shaaciyey -

:-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ku dhawaaqay dib u dhac ku yimid shirkii golaha dhexe ee xisbigaasi.


Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere ayaa sidoo kale diiday in wax su,aalo ah laga waydiiyo haddii ay jiraan caqabado ka horyimid qabsoomida shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, isaga oo ku adkaystay inuu shaacinayo oo kaliya in mudo laba cisho ah uu dib u dhacay shirkaasi.Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere oo warbaahinta la hadlay ayaa ka gaabsaday inuu soo bandhigo sababaha keenay dib u dhaca ku yimid shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ku qabsanayo magaalada Boorama.

Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya in sababta dib loogu dhigay shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ay tahay safar uu madaxweyne Muuse Biixi ku tagayo wadanka Itoobiya.