Hargaysa:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Ku Saabsan Diyaaradii Dhacday U Diray Dawlada Iyo Shacabka Wadanka Itoobiya

0
Sunday March 10, 2019 - 23:47:07 in by salman abdi
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Ku Saabsan Diyaaradii Dhacday U Diray Dawlada Iyo Shacabka Wadanka Itoobiya

    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Ku Saabsan Diyaaradii Dhacday U Diray Dawlada Iyo Shacabka Wadanka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Ku Saabsan Diyaaradii Dhacday U Diray Dawlada Iyo Shacabka Wadanka Itoobiya

Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay wadanka Itoobiya.

Dhambaalka madaxweyne ku xigeenka somaliland ayaa u dhignaa sidan:-Madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ahna ku simaha madaxweynaha ayaa dhambaal tacsi u diray shacabka iyo dawlada Itoobiya.

Madaxweyne Ku xigeenkaJamhuuriyadda Somalilandahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diraydawladda Federaalka Itoobiya iyo shacbi weynaha dalkaasi.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa dawladda Federaalka Itoobiya iyo shacbi weynaha dalkaasi oo uu ka tacsiyadaynaayo shilka diyaaradeed ee maanta ka dhacay dalkaasi oo ay ku burburtay diyaarad nooceedu ahaaBoeing 737 ahna nooca rakaabka qaada xilli ay u kala socdaalaysay magaalooyinka Addis Ababa iyo Nairobi saarnaayeena 149 rakaab ahi iyo sideed ka mida shaqaalihii diyaaradaasi, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta sharkadda Ethiopian Airlines.

 

Xafiiska Warbaahinta iyo Saxaafadda Madaxtooyada JSL