Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

0
Friday March 22, 2019 - 10:41:01 in by salman abdi
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

    Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya lagu soo qabqabtay dad la tuhusan yahay.



Saraakiisha ciidamda ayaa howlgalkan ku sheegay mid amniga lagu xaqiijinayo,isla markaana inta badan laga sameeyey xaafadaha maagalada Baydhabo,waxaana holwgalka lagu qabqabtay dad u badan dhalinyaro.

Ciidamada ayaa dadka ay soo qabteen,waxaa ay ku sameeyeen baaritaano,waxaana qaarkood la geeyey Saldhiga weyn ee maagalada Baydhabo halka dadka qaarkood ay Ciidamada howlgalka sameeyey ay siidaayeen.


Wali ma jiro wax faah faahin ah mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ay ka bixiyeen howlgalkan iyo haddii ay jiraan xubno ka tirsan ururka Al-shabaaab oo lagu qabtay.