Maxkamad Ganaax Culus Dul Dhigtay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin School Ee Magaalada Hargeisa

0
Saturday March 23, 2019 - 12:51:12 in by salman abdi
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ganaax Culus Dul Dhigtay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin School Ee Magaalada Hargeisa

    Maxkamad Ganaax Culus Dul Dhigtay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin School Ee Magaalada Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad Ganaax Culus Dul Dhigtay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin School Ee Magaalada Hargeisa

Maxkamad ku taal Hargeisa ayaa ku xukuntay Sh.Mahad oo ah maamulaha Guud Ee Dugsiyada Nuuradiin Schools Inuu Bixiyo Lacag dhan $13600(sadex iyo tobankun iyo lix boqol Dollar) oo ahayd xuquuq uu udiiday laba shaqaale oo ka shaqayn jiray Dugsigaasi.

Labada nin ee loo xukumay lacagtaasi badan ayaa ahaa macalimiin Toban sano iyo todoba Sano ka kala shaqaynayay Dugsigaasi oo shiikh Mahad siin waayay xuquuqdooda. Waxaa Xusid mudan in Maamule Shiikh Mahad uu kamid yahay culimada Ganacsatada ah ee Somaliland.


 

 

Sawirka Wariye Xabiib Cigge.

Image result for maamule mahad