War Deg Deg Ah:-Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xafiisyo Albaabada Loo Labay.

0
Tuesday March 26, 2019 - 12:24:56 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xafiisyo Albaabada Loo Labay.

    War Deg Deg Ah:-Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xafiisyo Albaabada Loo Labay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xafiisyo Albaabada Loo Labay. Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Mudooyinkii U Danbeeyey Daba Gal Ku Hayey Wasaaradaha Musuqa Lagu Tuhmo,Ayaa Saaka Baadhitaan Xoogan Ka Sameeyey Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guriyeynta Somaliland,Masuuliyiinta Ka Socday Hanti Dhawrka Ayaa Mid Mid U Baadhay Xafiiskayada Wasaaradaasi,Waxaana Al-baabada Laysugu Laabay Qaybo Kamida Xafiisyada Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud,

Waxaana Xafiisyada Hanti-Dhawrku Xidheen Kamida Xafiiska Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Hawlaha Guud Kaas Oo Masuuliyiintu Qafilsaareen,Muran In Mudo Ah Kasocday Wasaarada Gudaheeda Ugu Danbayntii Waxay Hanti Dhawrku Xidheen Xafiiskaasi,Waxaana La Rajaynaya Inay Warbaahinta La Hadlaan Isla Markaana Ka Warbixiyaan Natiijada Ka Dhalatay Daba Galka Ay Ku Sameeyeen Wasaarada Hawlaha Guud