Hargaysa:Somaliland Oo Mar kale Ogolaatay, in Degaannadeeda Lagaga Dhoofo Warqadda Go-Homeka, Marka la Degayo MUQDISHO.

0
Sunday April 14, 2019 - 11:11:58 in by salman abdi
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Somaliland Oo Mar kale Ogolaatay, in Degaannadeeda Lagaga Dhoofo Warqadda Go-Homeka, Marka la Degayo MUQDISHO.

    Hargaysa:Somaliland Oo Mar kale Ogolaatay, in Degaannadeeda Lagaga Dhoofo Warqadda Go-Homeka, Marka la Degayo MUQDISHO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:Somaliland Oo Mar kale Ogolaatay, in Degaannadeeda Lagaga Dhoofo Warqadda Go-Homeka, Marka la Degayo MUQDISHO. Somaliland Oo Mar kale Ogolaatay, in Degaannadeeda Lagaga Dhoofo Warqadda Go-Homeka, Marka la Degayo MUQDISHO.

Bishii April ee sannadkii 2018kii ayay ahayd markii ay Somaliland joojiso in bilaa Baasaboor loogu dhoofo Muqdisho, isla markaana ay joojisay Go-Homeka. Wakhtigaasi ayaa waxaa taagnayd xiisaddii ka dhalatay shirkadda DP World oo la wareegtay dekedda Berbera.

Muddadii la joojiyay Go-Homeka, waxaa hawada ka baxay, ku dhawaad afar diyaaraddood, oo u kala gooshi jiray Muqdisho iyo Hargeysa.

Sidoo kale, waxaa muddadaasi uu hoos u dhac ku yimid, duullimaadyadii garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, iyadoo dadka reer Somaliland ee aan haysan Baasaboor ay ka dhoofi jireen, garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe - taasi oo kor u qaaday suuqa duulimaadyada ee garoonka Garoowe