Daawo:-Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday.

0
Monday April 15, 2019 - 10:58:41 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday.

    Daawo:-Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:-Diyaaraddi Dunida Ugu Weyneyd Oo Duullimaadkeedi Ugu Horreysay Billaawday. duullimaadkeeda ugu horreeyey shalay si rasmi ah u billaawdaywuxuuna dherarkeedu gaarayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka kubbadda cagta lagu ciyaaro.


Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada.


 

 

Waxayna diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.