Raxmaadka Eebe Oo Ka CurtaY Qaar Kamida Gobalaad Somaliland Oo Roobab Dad Iyo Duunayaba Ay ku Qabow Sadeen Ka Da'een.

0
Monday April 15, 2019 - 16:13:00 in by salman abdi
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raxmaadka Eebe Oo Ka CurtaY Qaar Kamida Gobalaad Somaliland Oo Roobab Dad Iyo Duunayaba Ay ku Qabow Sadeen Ka Da'een.

    Raxmaadka Eebe Oo Ka CurtaY Qaar Kamida Gobalaad Somaliland Oo Roobab Dad Iyo Duunayaba Ay ku Qabow Sadeen Ka Da'een.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raxmaadka Eebe Oo Ka CurtaY Qaar Kamida Gobalaad Somaliland Oo Roobab Dad Iyo Duunayaba Ay ku Qabow Sadeen Ka Da'een. Ka Dib markii shalay guud ahaanba somaliland la tukaday salaada roob doonta ahay somaliland waxa ka bilaamay curashada Raxmaadka eebe oo maalintii shalay kaa bilaamay qaar kamida goblada somaliland oo ay ugu horeeyan gobalada sanaag iyo awdal maroojideex iyo togdheer iyo gabilay.
 
sido kale maanta waxa roobab ka curteen Magaalada Burco Iyo Deeganada hawdka gobalka togdheer halkaas oo laga soo sheegayo roobab lagu qabaow saday dad iyo duunyaba .