Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo shacabka reer Somaliland Hambalyo u Diray Munasibadda Ciidul Adxa Awgeed

0
Friday October 03, 2014 - 20:01:05 in by salman abdi
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo shacabka reer Somaliland Hambalyo u Diray Munasibadda Ciidul Adxa Awgeed

    qoraal ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga oo u ku saxeexna Guddomiyuhu ayaa waxaa uu dhignaa sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qoraal ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga oo u ku saxeexna Guddomiyuhu ayaa waxaa uu dhignaa sidan


XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address:  Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell:           00252-2-527883

Mobile:      00252-2-4134891

Email: kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org

REF: XK/XGX/0042040/2014                                                                           Date: 03/10/2014 

 

Ujeeddo; HAMBALYADDA CIIDA

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL ADXADA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah,

wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.


Aamin Aamin Aamin



ALLAH                 MAHAD             LEH



Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi