Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

0
Saturday October 04, 2014 - 10:01:45 in by
  • Visits: 1719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

    Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

,Ciid Mubaar,Ciidal Caafiya

Wexii Islaam Ah Ee Bukana Waxaan Illaahay Uga Baryayaa In Uu Ka Dul Qaado Xanuunkaas Caafimaad Khayr Qabana Siiyo,Inta Noolna Alle U Siyaadiyo Caafimaadkooda,Intii Dhimatayna illahay Naxariistiisa Ka Waraabiyo

Waxaan Si Gaara Hanbalyo Ugu Dirayaa Bulshada Reer Burco Ehelkayga,Qaraabadayda,Asxaabayda,Bahda Saxaafada,Iyo Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco

Gaba Gabadii Waxaan Bulshada Reer Burco Ugu Buhshaaraynayaa Inay Ciidan Ku Ciideen Laamiyo Casri Ah Taasna Ay Tahay Wax Illaahay Loogu Mahad Naqo

Wa Billaahi Tafiiq