Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Soco Tamash Layn Ah Ku Maray Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer Iyo Xaalad Biyo-la.aan Ka Taagan.

0
Sunday April 21, 2019 - 13:59:49 in by salman abdi
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Soco Tamash Layn Ah Ku Maray Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer Iyo Xaalad Biyo-la.aan Ka Taagan.

    Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Soco Tamash Layn Ah Ku Maray Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer Iyo Xaalad Biyo-la.aan Ka Taagan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhsaabka Gobolka Togdheer Oo Soco Tamash Layn Ah Ku Maray Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer Iyo Xaalad Biyo-la.aan Ka Taagan.

Badhsaabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Abdi "Cadow Yuurada” Ayaa Safar Tamashaay Ku Maraya Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer

Deeganada Badhsaab Xamse Soco-ka Ku Marayo Aya Waxa Ka Taagan Abaar Iyo Biyo La.aan Waxa Jirtan in Uu Mudo Hor Badhsaab Gobolku Warbaahinta Ka Sheegay In Ay Deeganad Waqooynka Magaalada Burco Ay Ka Tagan Tahay Biyo La.aan Sababi Karta Dhimasho Dadka Aan Hayn Waxa Hoy Ah Iyo Gabood Ay Ka galaaan Dhaxamaha Iyo Milicida DHacay Maadan Oo Hada Lagu Guda Jiro Xiliyada Kulayaha


Shacabka Ku Sugan Nolosha Adag Ayaa badhsaab Xamse Ku Sugaya Waxa Qabada Iyo Taakulay U Isla Barbar Taago Balse Taas Badelkeedii Waxa Saaka Soco Tamash Leh Ah Ugu Tagay Badhsaanbkii Ay Ka Sugayeen In Uu La Soo Gaadho Gurmada Iyo Taakulay Taas Waxa Badelkeead Ay Noqotay In Uu Badhsaab Xamse Uu Ku Fashilmay Shaqadii Lee Igmaday



Balse Ilaa Hada Ayaa Waxa Ay Bulshada Deeganada Waqooyiga Gobolka Togdheer Ee Badhsaab Xamse Ku Marayo Safarka Tamashlaynta Ah Waxa Ka Sugayaan Arinaha Uu Badhsab Xamse U Wado Ugna Yimid Deeganada Oo Ay Ka Taagan Tahay Xaalada Abaareed Iyo Mid Biyo La.aan Sidoo Kale Waxa Ay Deeganad Waqooyigu La Ciir Ciirayaan Barakacayaal tiro Badan Oo Ka Soo Kicitimay Deganada Kala Duwan Oo Deeganada Soo Biday Miciin.


Ila Xogaal Ah Oo AY HelaysoWarbaahinta Madax BanaanAyaa Sheegay In Uu Badhsaab Xamse "Cadow-Yuurada” U Tagay Degnaada Waqooyiga Ama Uu La Socodo Wafti Wasiirka Macdanta Iyo Tamaarta Somaliland Oo Deeganada Ku Maray Hawlo Shaqo.


Kala Soco Wararka Ka Rasmiga Ah Ee Ka Soo Kordha Safarka Xamse Cadow Yuurada Ee Uu Ku Marayso Deganada Waqooyiga Gobolka Togdheer


Burco/Office

Somaliland