War Deg Deg Ah:-Maxkamada Sare Oo Go'aan Ka Gaadhay Halka Lagu Qaadayo Dacwada Suxufi Coldoon.

0
Monday April 22, 2019 - 16:54:44 in by salman abdi
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Maxkamada Sare Oo Go'aan Ka Gaadhay Halka Lagu Qaadayo Dacwada Suxufi Coldoon.

    War Deg Deg Ah:-Maxkamada Sare Oo Go'aan Ka Gaadhay Halka Lagu Qaadayo Dacwada Suxufi Coldoon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Maxkamada Sare Oo Go'aan Ka Gaadhay Halka Lagu Qaadayo Dacwada Suxufi Coldoon.

Maxkamada sare ee somaliland ayaa go’aamisay in dacwada ka dhanka ah suxufi Cabdimaali Muuse Coldoon lagu qaado maxkamada gobolka Maroodijeex.


 

Mubaarig Cabdi oo ah qareenka u doodaya suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Warbaahinta u sheegay in maxkamada sare ay go’aankan gaadhay ka dib markii ay codsi u gudbiyeen xeer ilaaliyaha guud iyo qaybta baadhista dambiyadu.


Qareen Mubaarig Cabdi ayaa sheegay in xeer ilaalinta iyo qaybta baadhista dambiyadu ay ka codsadeen maxkamada sare in dhagaysiga dacwada suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon loo soo wareejiyo maxkamadaha Hargeysa, iyaga oo codsigoodana ku sababeeyey arimo la xidhiidha dhinaca amniga.


Qareen Mubaarig Cabdi ayaa sheegay in maxkamada gobolka Maroodijeex ay qaadayso dacwada ka dhanka ah suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon.