Gudoomiyaha Hay'Adda Jimciyatul Axbaab Oo Hambalyo U Direy Bulshada Reer Somaliland Iyo Guud Umada Muslimiinta Ah Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed .

0
Saturday October 04, 2014 - 21:04:38 in by salman abdi
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Hay'Adda Jimciyatul Axbaab Oo Hambalyo U Direy Bulshada Reer Somaliland Iyo Guud Umada Muslimiinta Ah Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed .

    Gudoomiyaha Haayada Waxbarashada Diinta iyo Qaban –qaabinta Xafladaha iyo Xusaska Diiniga Ah (Jimciyatul Axbaab ) Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi Nuur ayaa waxa uu Hambalyo u direy Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaanba Muslimiint

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Haayada Waxbarashada Diinta iyo Qaban –qaabinta Xafladaha iyo Xusaska Diiniga Ah (Jimciyatul Axbaab ) Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi Nuur ayaa waxa uu Hambalyo u direy Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaanba Muslimiinta Caalamka Munaasibada Ciidul Adxada awgeed ,Gudoomiyuhu waxa uu sidaasi Warsaxaafadeed uu goor dhawayd ka soo saarey Xafiiskiisa waxaanu u dhignaa sidan:-


Anigoo ku Hadlaaya Magacayga iyo ka Haayada Waxbarashada Diinta iyo Qaban –qaabinta Xafladaha iyo Xusaska Diiniga Ah (Jimciyatul Axbaab ) waxa aan hambalyo iyo bogaadin balaadhan u dirayaa dhamaanba Shacabka reer Somaliland iyo guud ahaanba umadda Islaamka ahi meel kasta oo ay joogaanba munaasibada Ciidal Adxa awgeed
Jimciyatul Axbaab waxa ay munaasibada Ciidal Adxa awgeed uu leeyahay Ciid Mubaarak,Ciidal Caafiya,Kullu Caam,Wa Antum,Bil Khayr.Md:Cabdiraxmaan Cirro waxaa sida oo kale uu Illaahay uga baryeyaa dhamaanba shacabka reer Somaliland in ay Sanadka,Sanadkiisa ay bash-bash,barwaaqo iyo caafimaad qab ay ku gaadhaan,Inta Xanuunsanaysa ee jiiftana uu Illaahay uga baryeyaa in uu Xanuunka ka dulqaado,Caafimaadna siiyo,Sida oo kalena intii dhimatayna Alleh u danbi dhaafo una naxariisto.
Amiin Amiin Amiin
Wa Kullu Caam,Wa Antum,Bil Khayr
Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi Xaaji Cilmi Nuur

 


Contact@afkashacabka.com