Deg Deg Madaxweynihii Hore Ee Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho+Arimo Xasaasiya Ah Oo Uu Ka Hadlay.

0
Thursday April 25, 2019 - 14:35:20 in by salman abdi
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Madaxweynihii Hore Ee Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho+Arimo Xasaasiya Ah Oo Uu Ka Hadlay.

    Deg Deg Madaxweynihii Hore Ee Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho+Arimo Xasaasiya Ah Oo Uu Ka Hadlay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Madaxweynihii Hore Ee Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho+Arimo Xasaasiya Ah Oo Uu Ka Hadlay.

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaaalada Muqdisho guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed.

 

 

Wasiirka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, xildhibaanno iyo Senator ayaa ku soo dhaweeyay Shariif Sheekh Axmed magaalada Muqdisho.

 

Sidoo kale Boqolaal ka mid ah Shacbaka Muqdisho oo wata Boorar lagu xardhay sawirka Sheekh Shariif iyo Astaanka xisbiga himilo Qaran ayaa taagnaa wadada u dhaxeysa Garoonka Aadan-Cadde iyo Xarunta Xisbiga.

Waa markii ugu horeysay oo xubno ka tirsan Golaha xukuumadda Soomaaliya ka qeybgalaan soo dhaweynta guddoomiye xisbi mucaarad, iyadoo dhawaan magaalada Nairobi ay ku shireen siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah xisbiyada mucaaradka, hasse ahaatee Shariif Sheekh Axmed kama uusan mid aheyn siyaasiyiintii shirkaa ka qeybgashay.