Hargeysa: Daawo Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo shaacisay Shidaal ay Dawladdu soo dejinayso

0
Wednesday May 15, 2019 - 14:22:19 in by salman abdi
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Daawo Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo shaacisay Shidaal ay Dawladdu soo dejinayso

    Shidaalkan ay dawladdu ku dhawaaqday inay keenayso ayaa lagaga maarmayaa shidaalkii ay ganacsatada kala duwan dalka keeni jireen waxana ay xukumaddu ka digtey in la soo hor yaaco ganacsatada hadhow ka caban doonta shidaalka ay dawladdu la wareegtay k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shidaalkan ay dawladdu ku dhawaaqday inay keenayso ayaa lagaga maarmayaa shidaalkii ay ganacsatada kala duwan dalka keeni jireen waxana ay xukumaddu ka digtey in la soo hor yaaco ganacsatada hadhow ka caban doonta shidaalka ay dawladdu la wareegtay keenisteeda.