Hargeysa: Hogaamiyah Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Xuska 18 may shacabkana Hambalyo u diray

0
Sunday May 19, 2019 - 11:05:13 in by salman abdi
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Hogaamiyah Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Xuska 18 may shacabkana Hambalyo u diray

    Hogaamiye Xirsi oo Qoraal ku baahiyey Barta uu kuleeyahay Facebook ayaa yidhi sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Xirsi oo Qoraal ku baahiyey Barta uu kuleeyahay Facebook ayaa yidhi sidan:

"Hambalyo dhammaan shacabwayenaha Jamahuuriyadda Somaliland meel walba oo aad ka joogtaaan dunida munaasibadda 28aad ee lasoonoqoshada madaxbannaanida Somaliland.

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhammaan ciidamadda kala duwan ee qaranka, qoysaskooda iyo caruurtoodaba, waxaan leeyahay sannadguuro wacan.
Waxaan Hambalyo U dirayaa dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada Somaliland,

Somaliland waa qaran isku tashaday, gaamuray oo gaadhay horumar iyo badhaadhe intii uu jiray, ilaahayna waxaan u waydiin inuu u sii adkeeyo, sannadka sannadkiisana inagu gaadhsiiyo Ictiraaf buuxa iyo barwaaqo.
Waxaan dadkayga iyo dalkayga aan jeclahay uga soo ducayn Xaramka barakaysan iyo agagaarka Kacbada oo aan cibaado u joogo, waxaan leeyhay guulaysta.

Ramadaan kariim.