Dawlada Kenya Oo Badhitaano Ku Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Xawaaladaha Soomalida Ee Nairobi

0
Tuesday May 21, 2019 - 14:23:35 in by salman abdi
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Kenya Oo Badhitaano Ku Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Xawaaladaha Soomalida Ee Nairobi

    Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay gudaha u galeen qaar ka mid ah xafiisyada shirkaddaha xawaadaha Soomaalida ee ku yaalla xaafadda Islii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay gudaha u galeen qaar ka mid ah xafiisyada shirkaddaha xawaadaha Soomaalida ee ku yaalla xaafadda Islii

.

Xoghayaha guddiga ganacsatada Soomaalida Islii, Cumar Axmed Nuux ayaa goor dhaweyd VOA u sheegay in ciidanku ay gudaha u galeen shirkaddaha xawaaladaha oo ay baarayaan.

Talaabadan ayaa imanaysa, iyadoo dowladda Kenya ay shalay u diiday inay dalkeeda galaan wasiir ku-xigeenka batroolka Cismaan Libaax iyo Senator Ilyas Xasan, iyo Zamzam Daahir oo ka tirsan aqalka Sare, kuwaasi oo maanta dib ugu noqday magaalda Muqdisho.

Dhinaca kale, dowladda Somalia ayaa ka baaqatay shir maanta lagu waday inay ka qeybgasho oo ka dhacayay magaalada Nairobi.