Deg Deg Dagaal Culus Oo Ayaa Galabta Ciidanka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Putland Ku Dhex Maray Deeganka Damalo Xagare Iyo Khasaraha Ka DHashay.
Goordhay Ayaa Waxa Dagaal Ku dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa maamulka Goboleddka Putland dagaalka ayaa Waxa Uu Ka Dhacay Deeganka Damalo Xagare Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag
Dadka Ag Dhaw Goobbta Dagaalku Dhacay Oo Aan La Xidhiin Nay Ayaa Noo Xaqiijiyay Dagaalka Dhex Maray Ciidamad Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Putland
Sidoo Kale Isku DHaca Labda Ciidan Ayaa Naloo Sheegay In Ay Sababtay Ka Dib Markii U Wasiir Ka Tirsan Maamulka Putland Uu Maal Mihii U Danbeeyay Socodaal Ku Joogay Deegaanad Koofurta Bari Ee Sanaag Oo Ka Waday Qorshe Dadka Halkaasi Degani Ay Ugu Qayb Qaadan Lahaayeen Galista Itxaanka Ashahadiga Ah Oo Dhawaan Ka Bilaabaysan Deeganada Maamulka Putland
Balse Ilaaa Hada Lama Xaqiijin Khasaaraha Rasmiga Ah Ee Ka Dhashay Dagaalka Dhex Maray Ciidamad Somaliland Iyo Maamulka Putland
Warar Lagu Kal soonan Karo Ayaa Sheegay In Ay Jirto Hal Qof Oo Dhimasho Ah
Inkastoo Ilaa Hada Aanay Ka Hadlay Masuuliyinta Ciidamad Labda Dhinac Ee Waxa Khasara Ah
Wixii Warar Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Shabakada Wararka Ee AFkashacabka.com