Hargeisa:-Maxkamadda Gobolka Oo Saaka L Horkeenay Ninkii Ku Eedaysnaa Xidhashadda Dharka Somaliya.

0
Thursday May 23, 2019 - 14:03:40 in by salman abdi
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Maxkamadda Gobolka Oo Saaka L Horkeenay Ninkii Ku Eedaysnaa Xidhashadda Dharka Somaliya.

    Hargeisa:-Maxkamadda Gobolka Oo Saaka L Horkeenay Ninkii Ku Eedaysnaa Xidhashadda Dharka Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Maxkamadda Gobolka Oo Saaka L Horkeenay Ninkii Ku Eedaysnaa Xidhashadda Dharka Somaliya.

Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa Saaka La Horkeenay Cabdiraxmaan Aar oo ciidanka Booliska somaliland Qabteen Isaga oo ku labisan Dhar Calanka Somaliya Laga Sameeyay.


Maxkamadda oo dhagaysatay Saaka Eedaha Loo Haysto ayaa Dib u Rumaan Garaysay kaas oo uu xabsiga ku soo qaadan doono muddo toddobo cisho ah,waxaana dib loogu soo celin doonaa Maxkamadda Gobolka.

Cabdiraxmaan Aar ayaa ah guddoomiyaha Urur hargaysa ka jira oo lagu magacaabo ururka qabyaalad diidka,waxaana cabdiraxmaan laga dhex qabtay suuqa isaga oo dharkan ku labisan.