Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

0
Tuesday June 11, 2019 - 10:02:01 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

    Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag. Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow,

oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa beeniyay warar sheegaya in ciidan uu leeyahay ay utalaabeen dhinaca maamul goboleedka Puntland.


 

 

Boqorka oo la hadlay Horn Cable Tvayaasheegay in aanay jirin ciidan iyo gaadiid dagaal oo uu leeyahay oo u tallaabay dhinaca Puntland ama bariga gobolka Sanaag.


Boqorka, ayaa sheegay in aanu marnaba ku dhaqaaqayn fal ka dhan ah Qaranimada Somaliland.


Guddoomiyaha gobolka Sanaag Tiimbaro oo shalay warbaahinta la hadlay ayaasheegay in ciidamo ka amar qaata Boqor Buurmadow u gudbeen deegaan u dhow magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag.