Guddomiye Cirro oo si rasmiya u shaaciyey Mawqfkiisa ugu danbeeya ee Doorashooyinka

0
Saturday June 15, 2019 - 15:31:50 in by salman abdi
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiye Cirro oo si rasmiya u shaaciyey Mawqfkiisa ugu danbeeya ee Doorashooyinka

    Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa boggiisa Facbook-ga ku faafiyay farriin ku saabsan qabsoomida doorashooyinka iyo mawqifka xisbiga WADDANI.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa boggiisa Facbook-ga ku faafiyay farriin ku saabsan qabsoomida doorashooyinka iyo mawqifka xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ayaa waxa uu sheegay in mas’uuliyadda qabsoomida doorashooyin ay saaran tahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi dhankooda ay u diyaar u yihiin in wada-hadal lagu dhammeeyo caqabaha hor-taagan doorashooyinka.

 Farriinta Guddoomiye Cirro ayaa u dhigan "Xilka qabashada doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ee Wakiilada iyo Deegaankuba waxa uu saaran yahay Madaxweyne Muuse Biixi. Haddii berri la qabanayo doorashooyinka Xisbiga WADDANI waa u diyaar. 

Waxa aanu diyaar u nahay in qabyooyinka doorashada ee uu dhismaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku ugu horeeyo in miiska wada-hadalka lagu dhammeeyo”