Adis-Ababa:-Taliyihii Ciidamada Itoobiya Oo Toogasho Lagu Dilay Wakhti Uu Iskudayga Afgembi Ka Bilaabmay Addis Ababab

0
Sunday June 23, 2019 - 10:36:41 in by salman abdi
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adis-Ababa:-Taliyihii Ciidamada Itoobiya Oo Toogasho Lagu Dilay Wakhti Uu Iskudayga Afgembi Ka Bilaabmay Addis Ababab

    Taliyihii Ciidamada Itoobiya Oo Toogasho Lagu Dilay Wakhti Uu Iskudayga Afgembi Ka Bilaabmay Addis Ababab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii Ciidamada Itoobiya Oo Toogasho Lagu Dilay Wakhti Uu Iskudayga Afgembi Ka Bilaabmay Addis Ababab

aliyihii Ciidamada Itoobiya oo caawa toogasho lagu dilay iyo Afganbigii ka dhacay Maamulka Amxaarada oo Warar iskhilafsani ka soo baxayaan.


Taliyihii guud ee ciidamada Ethiopia seare mekonnen ayaa toogasho lagu dilay goor dhaweyd sida ay baahisay warbaahinta Eritrean Press.

Ciidamo xooggan ayaana lagu daadiyey jidadka magaalada Addis Ababa iyo caasimadaha kale ee kililada Ethiopia ,weli se si buuxda uma cadda shaqaaqooyinka ilaa caawa ka socda gudaha dalkaas maadaama oo Ethiopia aanay lahayn warbaahin madaxbanan.