Degmada Balidhiig Oo La Filayo In Ay Ka Go,ado Somaliland Inteeda Kale+Sababta Ka Danbaysa.

0
Sunday June 23, 2019 - 18:41:49 in by salman abdi
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Balidhiig Oo La Filayo In Ay Ka Go,ado Somaliland Inteeda Kale+Sababta Ka Danbaysa.

    Degmada Balidhiig Oo La Filayo In Ay Ka Go,ado Somaliland Inteeda Kale+Sababta Ka Danbaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Balidhiig Oo La Filayo In Ay Ka Go,ado Somaliland Inteeda Kale+Sababta Ka Danbaysa.
Magaalada Balidhiig Waa Magaalo Xuduud Waa Degmo Cidhifka Ku Haysa Xuududa Ay Wadaagan Somaliland Iyo Dawlada Ethiopia Oo Midba Dhankeeda Ay Uga Tagay Degmo Balse Shacabka Degmada Balidhiig ee Ka Dhanka Somaliland Ayaa Sheegay In Ay Somaliland degmada Ay Hargatay Oo Aanay Ka Helin Gabi Ahaanba Xaquuqadii Ay Degmo Lahaan Jirta Sidaasna Ay Qarka U Saaran Tahay In Gabi Ahaanba Shacabka Degmadiis Ku Biiraan Dhanka Dawlada Deeganka Somalida Ee Ethiopia.

Tan Iyo Intii Ay xukuumada Ka Dhalatay Xisbiga Kumliye La Wareegtay Talada Dalka Ayaa Waxa AY degmada Balidhiig Ka Hadhay Somaliland Inteeda Kale Balse Shacabkana Degan Magaalda Balidhiig ayaa Is Waydiinaya Xagee ayaa Ay Ku Danbeeyay Siyaasiyintii Ka Soo Jeeday Degmad Iyo Qab Qablayashii La Arka Marka Ay Codka Ka Dooonayaa Degmada Balidhiig

Goordhaw Filo Xogtan Oo dhamaystiran
Gudaha Degmada Balidhiig
Somaliland