Maamulka Sare ee Schoolka Nuuradiin Oo Ka Hadlay War Sheega In Ay Dugsiyada Nuradin Uu dhaliilay Wasaarada Waxbarashada

0
Friday October 10, 2014 - 22:26:54 in by salman abdi
  • Visits: 1897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sare ee Schoolka Nuuradiin Oo Ka Hadlay War Sheega In Ay Dugsiyada Nuradin Uu dhaliilay Wasaarada Waxbarashada

    Noradin Schools ama dugsida Nuradiin maamulkiisa guud waxa uu ku wargelinyaa saxaafadda madaxabannaan ee Somaliland guddaha iyo dibadaba inaanay waxba ka jirin warka odhanaya "Dugsiyada Nuradin oo dhaliilay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Noradin Schools ama dugsida Nuradiin maamulkiisa guud waxa uu ku wargelinyaa saxaafadda madaxabannaan ee Somaliland guddaha iyo dibadaba inaanay waxba ka jirin warka odhanaya "Dugsiyada Nuradin oo dhaliilay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare kadib markii ay u ogolaan weyday inay siiyaan rusqada jaamacad uu hirgalinayo maamulka Nuradin" ee lagu soo diray emailada warbaahinta.

magaca laga soo diray oo ah Maxamed Axmed Jaamac maxdjamac@gmail.com ee uu ku qoray xafiiska warbaahinta ee dugsiyada Nuradin waa mid aan jirin ee ha layska ilaaliyo oo halaga digtoonaado

 

sidoo kalena maaha magaca masuulka iska leh wargeyska Hubaal ee caloolay oo magaciisa oo saddexani yahay kan uu isticmaalay.

si kastaba ha ahaatee waa war aan jirin warka magacaas emailkiisa laga soo diray.

 

 

waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad noola shaqeysaan hadaad tihiin warbaahinta dalka

 

Ismaaciil Maxamuud Cakuush

 

xafiiska xidhiidhka bulshada iyo warbaahinta ee dugsiyada Nuradin