Berbera:-Ma Dhaba In Wasiir Ka Tirsan Xukumada Muuse Loo Saaray Inuu Ka Hortago Shiirka Buurmadaw

0
Thursday June 27, 2019 - 15:10:53 in by salman abdi
  • Visits: 459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera:-Ma Dhaba In Wasiir Ka Tirsan Xukumada Muuse Loo Saaray Inuu Ka Hortago Shiirka Buurmadaw

    Ma Dhaba In Wasiir Ka Tirsan Xukumada Muuse Loo Saaray Inuu Ka Hortago Shiirka Buurmadaw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Dhaba In Wasiir Ka Tirsan Xukumada Muuse Loo Saaray Inuu Ka Hortago Shiirka Buurmadaw


 

Berbera:-Wasiirka Horimarinta Xanaanada Xoolaha iyo Kalumaysiga Soomaliland Xasan Gaafadhi oo mudooyini udanbeyaya ku jiray olole uu kaga soo horjeedo, shirki uu ku dhawaaqay boqor cismaan buurmadoow ee lagu wado inuu ka dhaco magalada Burco.

 

 

 

Wasiir Xasan Gafaadhi ayaa soo gaadhay magalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil,kaasi oo kulane kale duwan la qaadatay waxgaradka iyo cuqaasha bariga Saaxil,taasi oo uu damacsan yahay inay kasoo horjeestaan shirka Boqor Buurmadaw ee udheexaya Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco.

 

Wasiirka Xasan ayaa kaga muushquulay shaqadii qaranka u hayay ee u igmaday madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, Shirar ay madaxdhaqmeedka Soomaliland qaarkood wadaan,oo u arkayaa inay ayahooda mustaqbaleed iyo kale fogaanshihii laga dhaxlay Siyaasada lagaga tashado.

 

Wasiirka ayaa la filaya inuu kulamo kale duwan uu ku qabto magalooyinka Berbera,Burco iyo Ceerigaabo kaas oo kula kulmayo madaxdheeqmeedka kale duwan ee deeganada Teedsan ee kaso jeeda deegaankiisa ,kaas oo dadku is waydiinayaan ma xilkiisa ayuu ku ilaashanayaa mise dagaal siyaasadeed ayaa ka dheexayaa Boqor Buurmadaw.