Dagaal culus oo labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaanno hoostaga degmada Matabaan

0
Thursday June 27, 2019 - 19:19:51 in by salman abdi
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal culus oo labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaanno hoostaga degmada Matabaan

    Dagaal culus oo labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaanno hoostaga degmada Matabaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal culus oo labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaanno hoostaga degmada Matabaan

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maanta labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaannno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Tiro ka badan 10 ruux oo ka kala tirsan dhinacyadii uu iska horimaadku dhaxmaray ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dagaalka, halka tirokale oo intaa ka badanna ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

 
 
Maleeshiyaadkan oo ka soo kala jeeda gobollada Hiiraan iyo Galguduudayaa waaya-dii ugu danbeeyayba waxaa ay dagaallo kala duwan kudhaxmarayeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalka uusalku hayo muran dhinaca deegaanka iyo daaqsanka la xiriira.

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka labada beellood ayaa marar badan oohore isku dayay in dagaalka la joojiyo hasse ahaatee waxaa muuqata inwaanwaantaasi guuldareysatay, walina deegaannadii laga lagu diriray kajiraan xiisado colaadeed.