Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

0
Sunday July 07, 2019 - 10:11:57 in by salman abdi
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

    Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Ninkan dhalinyarrada ah ee Soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa in burcad koonfur Africaan ah ku dileen xalay deegaanka lagu magacaabo Naas ee Gobolka Mpumalanga.

 

 

Murxuumka oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Cali Saqiir ayaa lagu waramayaa in lagu dilay dukaan uu ka shaqeynayay halka.

 

Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa ku badan dilalka loo geysto Soomaalida,waxaana sidoo kale lagu beegsadaa dadka ajaanibtaa ah ee guud ahaan ka shaqeysta dalka Koofur Afrika.