War deg deg ah:Wasiirka Arimaha debada ee Somaliland oo ka degay wadanka Niger oo uu kaga qayb galayo shirka Midawga Afrika

0
Sunday July 07, 2019 - 16:22:35 in by salman abdi
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah:Wasiirka Arimaha debada ee Somaliland oo ka degay wadanka Niger oo uu kaga qayb galayo shirka Midawga Afrika

    War deg deg ah:Wasiirka Arimaha debada ee Somaliland oo ka degay wadanka Niger oo uu kaga qayb galayo shirka Midawga Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah:Wasiirka Arimaha debada ee Somaliland oo ka degay wadanka Niger oo uu kaga qayb galayo shirka Midawga Afrika Wasiirka Arimaha debada Jamhuuriyada Somaliland Yaasiin xaaji maxamuud xiir "Faratoon" ayaa shalay galab ka degay magaaladaNiamey ee caasimada wadanka Niger .
Wasiirka Arimaha debada wadanka NigerMr Ibrahim Yacoubou ayaa madaarka kusoo dhaweeyay weftiga uu hogaaminayo wasiirka arimaha debada Somaliland.

Shirkan oo lagaga hadlayo isdhexgalka ganacsiga ee qaarada afrika ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka Midawga afrika (Africa Union) waxaana kasoo qayb galaya in ka badan 30 madaxweyne oo kasocda guud ahaan qaarada afrika.

Somaliland foreign minister Yasin Mohamoud Faraton and his delegation arrived in Niamey, the capital of Niger to attend the African Union exceptional summit scheduled to be held on Sunday.

The foreign minister of Niger Mr Ibrahim Yacoubou and senior officials of the ministry of foreign affairs warmly welcomed the Somaliland delegation led by Yasin Haji Mohamoud.

The Summit will mark the entry into force of the Agreement on the Establishment of the African Continental Free Trade Area (AfCFTA) and will formally launch the operational phase of the African Internal Market.

Since its adoption, the AfCFTA has been signed by 52 countries, with 24 ratifications, thus ensuring its entry into force after it surpassed the threshold of 22 ratifications by AU Member States.The Summit will also decide on the location and structure of the AfCFTA Secretariat.

At the Open Session of the Extraordinary Summit, Somaliland Foreign Minister, alongside top African leaders participate in the launch of the Tariff Concession Portal.

The Extraordinary Summit will be preceded by the 35th Ordinary Session of the Executive Council on 04 and 05 July 2019 and the AfCFTA Business Forum on 06 July 2019.

The AfCFTA aims to make doing business on the continent easier and encourages African countries to trade among each other while addressing issues that stifle intra-African trade such as high transport costs, cumbersome customs, among others.

Halkan Hoose Ka Akhriso Qoraalkan Oo Dhan


https://www.horndiplomat.com/2019/07/07/somaliland-fm-arrives-in-niger-to-attend-african-union-summit/