Xaalada Deegaanadi Ceelafweyn ee Dagaalado Ka Dhaceen oo Maanta Degan Iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Kala Dhex Gelin

0
Tuesday July 09, 2019 - 16:07:47 in by salman abdi
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Deegaanadi Ceelafweyn ee Dagaalado Ka Dhaceen oo Maanta Degan Iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Kala Dhex Gelin

    Xaalada Deegaanadi Ceelafweyn ee Dagaalado Ka Dhaceen oo Maanta Degan Iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Kala Dhex Gelin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalada Deegaanadi Ceelafweyn ee Dagaalado Ka Dhaceen oo Maanta Degan Iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Kala Dhex Gelin
Xaalada Goobahi Dagaaladi Ka Dhaceen Deegaanada Ceelafweyn Iyo Dararweyne oo Maanta Degan Iyado Xabado Goor Kasta Faraha Ka Baxi Karto, Maaleeshiyad Beeledyadi Deegaanadaasi Ku Dagaalamay aya Weli Ku Kala Sugan Goobo La Garanayn, iyado Ila Hadda Xukummada Somaliland Wax Talaabo Ka Qaadin Dadka Deegaanadaas Ku Dagaalamaya.

Magaalada Ceelafweyn aya Bandow Lagu soo Rogay Iyado Goobaha Dagaalko Ka Dhacayaan Ka Baxsanyahiin Magaalada Ceelafweyn.

 

Maleeshiyadi Iyo Teknikadi Jabhadi Taliye Caare ee Shalay Weerarka Ka Gaysatay Deegaanka Dararweyne aya Lagu soo Waramaya in Ka Baxeen Aagaasi Iyago Ku Sugan Bariga Degaanka Dararweyne.