War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.

0
Tuesday July 30, 2019 - 16:00:38 in by salman abdi
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.

    War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar SWar Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.uxufi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar SWar Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.uxufi.

Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay afar ka mid ah weriyeyaasha madaxa banaan ee ka hawl gala caasimada Hargeysa.

Sida ay sheegeen warar ay heshay shabakada Hadhwanaagnews, xukuumada ayaa saldhiga degmada Ibraahin Koodbuur ku xidhay afar suxufi oo ka hawl gala telefishanka Eryal.


Suxufiyiintan oo kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi ayey wararku sheegeen in la xidhay ka dib markii ay isku dayeen inay warbixin ka duubaan dad cabasho qabay.


Ciidamada boolisku ilaa hada kamay hadal sababta keentay in la xidho suxufiyiintan.