Dib u dhac ku yimid aaska marxuun guddoomiye Yariisow

0
Saturday August 03, 2019 - 17:26:05 in by salman abdi
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib u dhac ku yimid aaska marxuun guddoomiye Yariisow

    Dib u dhac ku yimid aaska marxuun guddoomiye Yariisow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dib u dhac ku yimid aaska marxuun guddoomiye Yariisow
Is beddel ayaa ku yimid qorshe lagu doonayay in maanta caasimadda Muqdisho lagu soo garsiiyo allaha u naxaristo meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho, marxuun Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow.

 
Arrintan waxaa sabab looga dhigay dib u dhac ku yimid diyaaradda magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar ka soo qaadi laheyd meydka, sida laga soo xigtay xubno guddiga ka mid ah.

Guddiga ayaa sidoo kale laga soo xigtay in meydka berri la soo garsiin doono caasimadda Muqdisho isla berri oo Axad ahna uu dhacayo aaska qaran ee lo diyaariyay allaha u naxaristo, marxuun Cabdiraxmaan Yariisow oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxii 24tii bishan ka dhacay gudaha xarunta dowladda hoose ee Xamar.