Maayir Muraad Oo Fariin U Diray Meherad Ku Taala Magaalada Burco,Taas Oo Raga Iyo Dumarku Hal-goob Ku Wada Cunteeyan

0
Thursday September 05, 2019 - 11:31:27 in by salman abdi
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayir Muraad Oo Fariin U Diray Meherad Ku Taala Magaalada Burco,Taas Oo Raga Iyo Dumarku Hal-goob Ku Wada Cunteeyan

    Maayir Muraad Oo Fariin U Diray Meherad Ku Taala Magaalada Burco,Taas Oo Raga Iyo Dumarku Hal-goob Ku Wada Cunteeyan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayir Muraad Oo Fariin U Diray Meherad Ku Taala Magaalada Burco,Taas Oo Raga Iyo Dumarku Hal-goob Ku Wada Cunteeyan
Maayir Muraad Oo Fariin U Diray Mulkiilaha Meherada Warsan,Kuna Amray Inay Joojiyaan Raga Iyo Dumarku Meel Ku Wada Cuntayn"

Maayirka Degmada Burco Maxamed Yuusuf C/Raxmaan Muraad Ayaa Fariin U Diray Meherad Ku Taala Magaalada Burco,Taas Oo Ay Dhowaan Qaar Kamida Shaqaalaheeda Ay Xidheen Ciidamada Policeka

Maayirka Ayaa Mulkiilaha Neheradaasi ku Wasrgeliyey Inay Joojiyaan Raga Iyo Dumarka Halgoob Iskugu Yimaada,Waxaanu U Soo Jeediyey Inay Meherado Laba Qaybood U Kala Saarto Raga Iyo dUMARKA Sida Meheradaha Kale,Maadama Aynu Nahay Dad Islaama

Dhowaan Ayey Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Ay Xabsiga U Taxaabeen Qaar Kamida Shaqaalaha Ka Hawl Gala Meherada Warsan,Inkasta Oo Saacado Kadib Lasii Daayey Labada Qof OO Haween Ajaaniba Ahaa

 


Sawirka Abdi Rahmaan Tiriike.