Xildhibaan Bidhi Oo Musu-maasuqii Ugu Xuumaa Kula Kacay Xarunta Darbi Jiifka ee Magaalada Burco Iyo Moogaananta Wasiir Hinda Gaani?

0
Tuesday September 10, 2019 - 16:55:40 in by salman abdi
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Bidhi Oo Musu-maasuqii Ugu Xuumaa Kula Kacay Xarunta Darbi Jiifka ee Magaalada Burco Iyo Moogaananta Wasiir Hinda Gaani?

    Xildhibaan Bidhi Oo Musu-maasuqii Ugu Xuumaa Kula Kacay Xarunta Darbi Jiifka ee Magaalada Burco Iyo Moogaananta Wasiir Hinda Gaani?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Bidhi Oo Musu-maasuqii Ugu Xuumaa Kula Kacay Xarunta Darbi Jiifka ee Magaalada Burco Iyo Moogaananta Wasiir Hinda Gaani?
Waxa Mudooyinkii U Danbeeyay U danbeeyay Bulshada Magaalada Burco Isla Dhex Marayeen Halka Ay Ku danbaysa Xaruntii Dhaqan Celinta Darbi Jiifka Ee Magaalad aBurco Oo Uu Masuulka Ahaa Xildhibaan Bidhi Iyadoo In Badan Ay Warbaahinta Somalilnad Iyo Shacabka Gobolka Ay Is Waydiiinayeen Halka Ay Ku Danbaysa Xaruntii Darbi Jiifta,
Taas Badalkeedan Waxa Uu Aan Haba Yaratee aan Shaqayn Oo Ay Albaabadiu U Laabana Yihiin Xaruntii Lagu dhaqan Celin Jiray darbi Jiifka Ee Sos, xaruntaas Oo Hada Ay Ka Jirto Dayac Aad U Baan Balse Taasi Badalkeeda Xildhibaan Bidhi ayaa Dhaqalihii Ay Lahaan Jirta Gaar U Adeeg San Xarunta Darbi Jiffka ee Burco Si Gaar Ah Ilaa Hada,se Waxaan Ka War Hayn.

Xukuumada Somalilnad Wasarada Arimaha Bulshada Iyo Qoyska somaliland Oo Inta Badan Siisa Kab Dhaqaale Oo Saddex Bilood La Ah Taas Na Uu Ku Maamulo Ganacsiyo Gaar Ah Oo Uu Sigu Samaystay Sidoo Kale Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Ayaa waxa Uu Sina Xarunta Siyaa Dhaqaale Kale Oo Aan Ilaa Hada La Garanay Halka Ay Ku DHacado.

Dhan Kiisa Waxa Ilaa Hada Aan Wali Ka Jawaabi Hantidaasi Xildhibaan Bidhi Oo Haa Masuulka Xarunta Dhaqan Celinta Darbi Jiifka Burco Halka Ay Xarumaha Kale Ee La Mid Ka Ahi Ay Shaqeeyaan Sida Soyvo Iyo Haayadaha Kale Ee Inji Oo Yada Ah Ee Ka Jira Gobolka Togdheer

Si Kastaba Ha,aahatee Waxa Shacabka Gobolka Togdheer Ay Ka war Sugayaan Xukuummada Madaxweyne Bixii Iyo Wasaradaha Kale Ee Ku Shaqada Leh Arimaha Oo Ilaa Hada Aan Waxa War Ka Soo Saarin,
Dhaqalaha Ku Baxa Xarunta Darbi Jiifka Ee Magaalada Burco

* Wasarada Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Ayaa Saddexadii Biloodaba Siisa Dhaqaale Dhan 750,0000 Milyan Oo shln Taas Aan Wasarada Ka Lahayn Qorshe Cad Oo Kala Leedahay Dhaqalaha Ku Baxa Xarunta Sos Ee Burco
* Sidoo Kale Waxa Ay Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Iyaduna Ku Bixisaa Dhaqale Dhan 6,000,000 Malyan Oo shln-s
Ilala Xogaal Oo Aan Ka Helay Ayaa Sheegay In Ay Hada Xarunta Darbi Jiifka Ay Hada Xidhan Tahay Oo Aanay jirin Waxa Cid Oo Ku Xaraysan, Halka Ay Xamag Layashii Loogu Talagay Ay Magaalada Ku dayacan Yihiin Halka Uu Xildhibaan Darno Gaar Ah Ku Shiqsi Ah

La Soco Qayba Danbe Iyo Muuqalka Qoraalkan
Burco Somaliland