Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garoowe

0
Sunday September 15, 2019 - 13:25:09 in by salman abdi
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garoowe

    Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka maalgashiga Puntland oo ka furmay Garoowe
Shirka maalgashiga Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, waxaa ka qaybgalaya maalgashadayaal, iyada oo lagu soo bandhigayo fursadaha maalgashi iyo khayraadka ee gobolka.

 

Shirkan waa midkii u horreeyay ee noociisa ah ee ka furma Puntland.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa iyo mas’uuliyiinta ugu sarreeya Puntland ayaa shirka ka qaybgalay.

Madaxweyne Deni, ayaa horey u sheegay shirkan inuu usoo jiidayo Puntland maalgashadayaal caalami ah.