Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

0
Saturday September 21, 2019 - 12:53:37 in by salman abdi
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer.

 

 

 
 
Sharcigan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn lagu wadaa in maanta oo Sabti ah lagu saxiiso Munaasabad ka dhacaysa madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

 

Agaasime ku xigeenka Warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliy C/rashiid Maxamed Xaashi oo ka la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in sharcigaan in uu yahay mid muhiimad gaar ah u leh dalka.