Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta JSL oo ku soo guryo noqday Dalka , si weyna lo so dhoweyey+SAWIRO

0
Saturday October 18, 2014 - 10:11:17 in by salman abdi
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta JSL oo ku soo guryo noqday Dalka , si weyna lo so dhoweyey+SAWIRO

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta JSL Md Maxmed Adan Ilkacase, ayaa si diiran loogu so dhoweyey Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, Agaasimaha aya ka Dareen celiyey So dhoweynti loogu sameyey Caasimada somaliland kadib so noqoshadiisi Qurb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta JSL Md Maxmed Adan Ilkacase, ayaa si diiran loogu so dhoweyey Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, Agaasimaha aya ka Dareen celiyey So dhoweynti loogu sameyey Caasimada somaliland kadib so noqoshadiisi Qurbaha, waxanu u mahadceliyey Jaliyadihi iyo asxaabti ku so dhoweyey Sweden iyo Norway, Qoraal kooban oo u dhigay Boggiisa Facebook ayu ku yidhi Agaasimuhu Sidan:
"Waxaan u mahadnaqayaa Dhamaan Dadkii Reer Norway iyo SWedhen ee Reer Somaliland ee sida qiimaha leh ii soo dhaweeyay.ee Nooc walba lahaa. Ilaahay haydin sharfo waad I sharafteen Waana Abaal Wayn. Somalilandna waxaa guul u ah sidaa wanaagsan eed isagu duubanydeen.Waxaan si gaara ugu mahadnaqayaa Ururka Dalada Jaaliyada Guud ee Somaililand ee Swedhen. Iyo Gudugii Qaban qaabada Xafladihii kala duwanaanaa ee Casuumdaha iyo Kulmada Shaqo iyo Madaxdii sadexda Xisbi ee labaa wadanbaAbaahulay. Waxaa Xusuus mudan Doorkii Habloiyo Inamba lahaa ee I barbar taagnaa mar walaba.Waxaa xusus gaara mudan Akhyaartii kala duwanayd ee iiga timi Tuuloyinka ka.baxsanaa Oslo iyo Stochomba. Waxaa ugu danbayn u mahadnayaa Xildhibaanadii reer Norway iyo Iswidhan. Waxa aad iyo aad ugu mahadnaqyaa Bahdii saxaafada ee sida joigtda ah ii garabtaanaa gudo iyo Dibada.Waxaan u mahadnaqyaa Akhyaartii qaaliga ahayd ee Hargrysa igu soo dhaweeyay. Hadii aan waxa aan ilaabay Saaaxibayaal ha la ii cudur daaro.