Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo lagu qabtay Bebera iyo Khudbadihi Mujaahidintii Goobjooga ahaa Maalintas

0
Saturday October 18, 2014 - 17:57:58 in by salman abdi
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xuskii Maalinta Shuhadada SNM oo lagu qabtay Bebera iyo Khudbadihi Mujaahidintii Goobjooga ahaa Maalintas

    Xafladii maanta lagu xusaayay Maalinta shuhaadada 17 October oo ah maalin ahmiyad weyn ugu fadhida guud ahaan reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafladii maanta lagu xusaayay Maalinta shuhaadada 17 October oo ah maalin ahmiyad weyn ugu fadhida guud ahaan reer Somaliland  iyada oo sigaara loogu xuso maalinta oo xoogagii Jabhadii SNM ay dagaal qadhaadh la galeen xukunkii Milatiraga ahaa ee Xasuuqa ba,an ugeystay shacabka reer Somaliland.

Xuskan oo maanta lagu qabtay xarunta Jimciyada Mujaahidiinta SOOYAAL ayaa waxa kasoo qeyb galay Guud ahaan Xubnihii ka hadhay Mujaahidiintii SNM ee berbera ku sugan oo ubadan Mujaahidiin Naafo ah oo laxaad la, iyo Maamulada Gobolka Saaxil ayaa lagaga hadlay Qiimaha ay Shuhaadadii SNM uleeyihiin dalka iyo qaranka Somalilandba. 


Contact@afkashacabka.com