Xildhibaan Hirhabeelle oo lagu amray in ay dib ugu soo laabtaan Jowhar

0
Tuesday October 15, 2019 - 12:58:57 in by salman abdi
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Hirhabeelle oo lagu amray in ay dib ugu soo laabtaan Jowhar

    Xildhibaan Hirhabeelle oo lagu amray in ay dib ugu soo laabtaan Jowhar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Hirhabeelle oo lagu amray in ay dib ugu soo laabtaan Jowhar

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ku amray xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle inay dib ugu soo laabtaan magaalada Jowhar xarunta dowlad goboleedka HIrshabeelle kadib markii uu dhamaaday fasaxii ay ku jireen.

 

 

 
 
Maalmaha soo socda ayuu sheegay in uu furmi furnayo kulanka Baarlamaanka, si dib loogu anbaqaado howlaha horyaala golaha.

 

Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu waday in uu furmo bishii aynu ka soo gudubnay ayaa dib u dhacyo xoog leh kala kulmay xildhibaanada oo ka maqan caasimada.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa fariin uu u direy xildhibaanada ugu sheegay inaysan qaadan doonin gunadooda haddii aysan soo gelin magaalada Jowhar.

Sidoo kale guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa waxaa uu shacabka ku nool Magaalada Jowhar ka dalbaday in ay la shaqeeyaan ciidamada Amniga si loo sugo Amniga magaalada Jowhar