Gudaha:-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Xubnaha Guddida Komishinka Cusub Ee Uu U Gudbiyay Golaha Wakiilada

0
Wednesday October 16, 2019 - 13:14:17 in by salman abdi
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Xubnaha Guddida Komishinka Cusub Ee Uu U Gudbiyay Golaha Wakiilada

    Gudaha:-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Xubnaha Guddida Komishinka Cusub Ee Uu U Gudbiyay Golaha Wakiilada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Xubnaha Guddida Komishinka Cusub Ee Uu U Gudbiyay Golaha Wakiilada

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu ku qanacsan yahay go'aanka golaha wakiilladu ka gaadhaan xubnahaha uu u magacaabay guddida doorashooyinka ee xisbiyada mucaaradku ka biyo diideen.

Madaxweynaha ayaa ka hadlaayay munaasabad lagu xusaayay maalinta cunta adduunka oo Hargeysa lagu qabtay.

Xisbiga Waddani ayaa hakiyay xubintii ay guddida u magacaabeen kadib markii ay sheegeen in madaxweynuhu soo magacaabay xubno Kulmiye ka tirsan.