Briijka Lugta ee Magaalada Burco Ee Ceel Gooni Oo Daad Qaaday muddo Laga Joogo 4 Bilood Iyo Saaka Oo Qof Ku Dhintay.

0
Wednesday October 16, 2019 - 13:19:02 in by salman abdi
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Briijka Lugta ee Magaalada Burco Ee Ceel Gooni Oo Daad Qaaday muddo Laga Joogo 4 Bilood Iyo Saaka Oo Qof Ku Dhintay.

    Briijka Lugta ee Magaalada Burco Ee Ceel Gooni Oo Daad Qaaday muddo Laga Joogo 4 Bilood Iyo Saaka Oo Qof Ku Dhintay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Briijka Lugta ee Magaalada Burco Ee Ceel Gooni Oo Daad Qaaday muddo Laga Joogo 4 Bilood Iyo Saaka Oo Qof Ku Dhintay.
Briijkaas oo Ay Isticmaalan Dadweyne aad uu badani iyo Arday Badan oo Schoola Uga Talowday Toga Weyn ee Magaalada Burco aya Haba Yaraate Laga Xidhin Madaama uu Burbursanyahay Muddo 4 Bilood ah iyado Dowlada Dhexe Iy Dowlada Hoose ee Magaalada Burco Indhaha Ka Qarsadeen Khatarta Briijkaas Burbursan uu Leeyahay Shacabka Isticmaalaya.

 

Waxa Saaka Goobtaas Ka Dhacday Dhacdo Naxdin Leh, iyado Halkaasi Nin Dul Marayay Ka Dhacay Ka Dibna Geeriyooday isago Hadda la sheegay ino Yaalo Maydkiiso Cusbitaalka weyn ee BURCO.

Shacabka Magaalada Burco aya sheegay inaanay Ka Jirin Magaalada Burco wax Gole Degaan oo Looga Dacwooda arrintan, iyado ay Fadhiid Noqdeen Maamulk Dowlada Hoose, Geesta kalena Dowladi Dhexe aya Iyana Ku Guul Daraysatay Iyado Shacbo Sheegen inaany Dowladan hadda iyo Wasiiradeedi Yahin kuwi Ugu Liitay dalka soo Mara iyado aanay Jirin wax Mashariic ah oo Gobolka Togdheer ay ka wado Xukummadi iska daa wax kale ay daya Tirte..

Image may contain: sky, cloud, outdoor and natureImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: sky, bridge and outdoor