Guddoonka Labada Aqal oo Wadajir ula kulmay guddiga dhameystirka Dastuurka

0
Thursday October 17, 2019 - 08:00:40 in by salman abdi
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Labada Aqal oo Wadajir ula kulmay guddiga dhameystirka Dastuurka

    Guddoonka Labada Aqal oo Wadajir ula kulmay guddiga dhameystirka Dastuurka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka Labada Aqal oo Wadajir ula kulmay guddiga dhameystirka Dastuurka

Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sare iyo sidoo kale xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka ee baarlamaanka.

 

Xubnaha Guddiga ayaa guddoonka baarlamaanka u soo gudbiyay warbixin dhameystiran oo ku saabsan dib u eegista dastuurka dalka iyo habraacii lagu ansixin lahaa.

Xildhibaan Burhaan Aadan Cumar oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Sidoo kale waxyaabaha Kulanka looga hadlay ay ka mid ahaayeen labada golaha gole ee baarlamaanka ay yeeshaan kulan wadajir ah.