Diyaarado Helicopter oo ka qeybqaadanaya baadigoobka loogu jiro dad lagu la'yahay biyaha Wabiga Shabeelle

0
Monday October 28, 2019 - 17:22:49 in by salman abdi
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarado Helicopter oo ka qeybqaadanaya baadigoobka loogu jiro dad lagu la'yahay biyaha Wabiga Shabeelle

    Diyaarado Helicopter oo ka qeybqaadanaya baadigoobka loogu jiro dad lagu la'yahay biyaha Wabiga Shabeelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarado Helicopter oo ka qeybqaadanaya baadigoobka loogu jiro dad lagu la'yahay biyaha Wabiga Shabeelle

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopter ayaa ka qeybqaadanaya gurmadka lagu baadi-goobayo dadka ay lagu la'yahay biyaha Wabiga Shabeelle magaalada Beledweyne kaddib markii ay maanta halkaa kula qalibantay Doon ay saarnaayeen.

 

 
 
Dadka ayaa la layahay ayaa rajo laga qabaa in qaarkood ay wali nool yihiin islamarkaana ku dhax go'doomeen biyaha iyaga iyaga oo qabsanaya geedaha iyo iyo baalayaasha biyaha dhaxdooda ah.

 

in ka badan 7 ruux ayaa lagu waramayaa in ilaa iyo hadda aan nolal iyo geeri midna lagu heyn, waxaana ka mid ah dadka rumeysan yahay in ay biyaha ku dhinteen La taliyihiin dhinaca Haweenka madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Magaalada Beledweyne xaafaddaha qaar waxaa ka sara maray biyaha iyadoo xalayna roobab culus oo ay ka da'een guud ahaan gobolka gaar ahaan magaalada Beledweyne kuwaa oo uga sii daray xaalada.