Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL oo Waddanka Denmark Booqasho ku Tegay Lana Kulmay Wasiirka Arrimaha Debedda Wadankaasi+SAWIRO

0
Monday October 20, 2014 - 15:50:18 in by salman abdi
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL oo Waddanka Denmark Booqasho ku Tegay Lana Kulmay Wasiirka Arrimaha Debedda Wadankaasi+SAWIRO

    Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire Oo Booqsho Gaaban Ku Soo Gaadhay Wadanka Denmark Casimada Copenhagen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire Oo Booqsho Gaaban Ku Soo Gaadhay Wadanka Denmark Casimada Copenhagen

 Taas U La Kulmay Wasaarada Arimaha Dibada Ee Denmark Halkaana Kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Martin LingĂ„rd Denmark Oo Ah Wadanka Sida Toos Ah U Caawisa Somaliland Xafiisna Ka Furatay Caasimada Somaliland Hargeysa.

foto 4

Iyaga Oo Ka Wada Hadley Sidii Ay U Sii Xooji Lahayan Xidhiidhka Labada Wadan. Waxa Kale Uu La Kulmay Ururkii Isu Taagay Inay Ka Caawiyaan Somaliland Kaluumaysiga Una Sameeyey Stationka Berbera Kaasna Ay Ku Guulaysteen Waxaa Halkaa Kuwada Hadleen Gudoomiya Kuxigeenka Ururuka Ssf Somali Fair Fishing Ali Mahad Farah Aden Oo Ururkoodu Qaybta Xigi Doonta Oo Ay U Siman Yihiin Xeebaha Kale Ee Somaliland

foto 2

Waxa Kale Uu La Kulmay Wasiirku Genaralka Ciidanka Denmark Qaybta Bada Mr Niels Taasoo Isaguna Xubin Kamid Ah Ururka Somali Fair Fishing Qaybwayna Ka Soo Qaatay Oo Halka Kawada Hadleen Sidii Denmark Uga Caawi Lahayd Qaybta Xeebaha Sidii Loo Adkayn Lahaa..

foto 1

Ugu Danbayntiina Waxa U Kula Kulmay Wasiirku Madaarka Copenhagen Qaar Kamid Ah Qurba Joogta Somaliland Oo Halkaa Ku Sii Sogootiyay


Contact@afkashacabka.com