War Deg Deg Ah:-Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

0
Monday November 04, 2019 - 14:16:36 in by salman abdi
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

    War Deg Deg Ah:-Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Guddoomiye Cirro Oo Shir Deg-deg Ah Iskugu Yeedhay Hoggaanka Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir degdeg ah isugu yeedhay hoggaanka xisbiga.

 

 

Ma jiro faahfaahin ka soo baxday shirka laakiin sawirrada shirka oo lagu faafiyay baraha bulshada ee xisbiga ayaa lagu Yidhi "Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo shir deg- deg ah hadda isugu yeedhay Xubnaha Fulinta Xisbiga Waddani