Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xilka Qaadista Gudomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntiland Oo Ka Bilaamay Qaar kamida Magaaloyinka puntiland.

0
Thursday November 07, 2019 - 13:08:24 in by salman abdi
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xilka Qaadista Gudomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntiland Oo Ka Bilaamay Qaar kamida Magaaloyinka puntiland.

    Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xilka Qaadista Gudomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntiland Oo Ka Bilaamay Qaar kamida Magaaloyinka puntiland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xilka Qaadista Gudomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntiland Oo Ka Bilaamay Qaar kamida Magaaloyinka puntiland.
Qaar kamida Magaaloyinka puntiland. Banaan Baxyo waawayn oo ka bilaamay magaaloyinka garoowe, boosaaso iyo Badhan oo shacabka reer puntiland ay kaga soo hor jeedan mooshinka xilka lagaga qaaday Gudomiyihii Golaha Baarlamaanka maamul gobaleedka Puntiland oo saaka mooshin ay xilka kaga qaaden 49 xildhibaan .

shacabka oo mudahaaradan iskugu soo baxay ayaa ku muujinaya sida ay uga soo hor jeedan xilka qaadista lagu sameeyay gudomiyaha baarlamaanka maamul puntiland Mudane Dhoobo Daarod.

Image may contain: 4 people, sky and outdoor
 

Image may contain: one or more people, people walking, people standing, sky, basketball court and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, sky and outdoor