Maxaad ka Taqaanaa Waxyaabaha Sigaarka laga Soo Sameeyo iyo Aqoonyahan Daraasad ku so Bandhigay
Proffessor Simon chapman oo u dhashay dalka Australia isla markaana bare ka ah jaamacada Sydney oo la hadlayay Sydney daily Telegraph ayaa waxa uu sheegay
in baadhitaan lagu sameeyay dalka Holland uu daboolka ka qaaday in haashka sigaarka laga helay raadadka dhiiga doofaarka
Waxaana uu sheegay inuu u digayo dadka aaminsan diimaha xaaraantimaynaya cunida hilibka doofaarka ,waaxana uu intaa ku daray in baadhitaankan lagu ogaaday in doofaarku ku lug leeyahay isticmaalka 185 ka mid ah waxyaabaha la farsameeyo,waxaana uu sheegay inuu filayo in arrintani ay wel wel culus ku abuuri doonto muslimiinta iyo Yuhuuda si weyn ugu dhaqma diimahooda.