Daawo:Maxkamada ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah ee Oscar Pistorious.

0
Tuesday October 21, 2014 - 21:26:02 in by salman abdi
  • Visits: 724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maxkamada ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah ee Oscar Pistorious.

    Maxkamada ku taala dalka KoonfurAfrikaayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah eeOscarPistorious.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada ku taala dalka KoonfurAfrikaayaa shan sano oo xerig ah ku xukuntay orodyahanka caanka ah eeOscarPistorious.


Pistorious waxa bishii hore lagu helay dambi ah in si aan ku talagal ahayn uu u dilay saaxibadii Reeva Steenkamp.

Dacwada waxa dhagaysanaysay maxkamad ku taala magaalada Pritoria.

Oscar Pistorious waxa sidoo kale lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah balse aanan hadda la xireyn.

Oscar Pistorious, waa nin ku caan baxay tartamada orodka, waxa uuna ahaa qofkii ugu horreeyey oo cuuryaan labada lugood l’a oo ka qeybgalacayaaraha oradada caalmiga ah.


Contact@afkashacabka.com