Daawo: Wargeyska The Gurdian oo Madaxweynaha Somaliland Waraysi Xaasaasiya la yeeshay iyo Madaxweynaha oo Cadeyey in Somaliland Marwalba Raadin doonto Aqoonsi ay caalamka ka hesho

0
Wednesday October 22, 2014 - 08:37:53 in by salman abdi
  • Visits: 1121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wargeyska The Gurdian oo Madaxweynaha Somaliland Waraysi Xaasaasiya la yeeshay iyo Madaxweynaha oo Cadeyey in Somaliland Marwalba Raadin doonto Aqoonsi ay caalamka ka hesho

    Waraysigii Madaxwaynaha Somaliland Ee Uu Caalamka Ugu Cadeeyay In Somaliland Raadin Doonto Aqoonsigeeda Marwalba Sida Dalalka Scotland Iyo Catalonia ay u dhacay sidan Daawasho Wacan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraysigii Madaxwaynaha Somaliland Ee Uu Caalamka Ugu Cadeeyay In Somaliland Raadin Doonto Aqoonsigeeda Marwalba Sida Dalalka Scotland Iyo Catalonia ay u dhacay sidan Daawasho Wacan

 

Waraysigan Xiisaha leh ee madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamed maxmuud ( siilaanyo) siiyay mid ka mida warbaahinta dalka uk the gaurdian ayaa waxaa uu ku sheegay madaxwaynaha dalka somaliland in uu yahay dal madaxbanaan oo lana soo noqday bari hore xoriyadiisi lakiin wali ay dadaal ugu jiraan sidii uu beesha caalamka somaliland uga heli lahayd aqoonsi buuxa.
Somaliland ayaa u dadaali doonta sida dalka scotland iyo catalonia ee spian ay u rabaan inay helaan aqoonsigooda in kasta oo somaliland ka duwantahay oo ay ka madaxbanaan tahay somaliya inteeda kale.

Mudane.Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo oo si cilmiyaysan uga hadlay aqoonsiga somaliland ayaa beesha caalamka u sheegay in somaliland dadaal ugu jirto helideeda aqoonsi buuxa oo ay ka hesho dagaala u galaynin ama any dalna ku khasbayn inuu siiyo aqoonsi lakiin sida sharciga caalamka uu dhigaayo uga midho dhalinaysa aqoonsi buuxa oo wadanka somaliland ee buuxiyay shuuruudihii looga baahna dawladnimo ka helo.





http://www.theguardian.com/global-development/2014/oct/21/somaliland-inspired-scotland-catalonia-independence