Muqdisho:Madaxwayne Farmaajo Oo Magacaabay Xil Siyaasadeed Cusub

0
Monday November 25, 2019 - 10:46:50 in by Hargeysa Office
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Madaxwayne Farmaajo Oo Magacaabay Xil Siyaasadeed Cusub

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ergey madaxweyne oo gaar ah u magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ergey madaxweyne oo gaar ah u magacaabay

 Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed.

 

Wareegto uu soo saaray madaxweynaha oo ku taariikheysan 17-ka November, ayaa xilkan loogu magacaabay Balal Maxamed Cusmaan, oo horey uga mid ahaa la-taliyayaasha madaxweynaha.

 

Warqadda madaxweynaha, oo Villa Somalia aysan si rasmi ah u faafin balse ay heshay warbaahintu, laguma sheegin shaqada ergeygan, oo ah xil Soomaaliya ku cusub oo aan horey u jirin.