Togdheer:-Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland Oo Maayar Cusub U Magacaabay Degmda Qoryaale Ee Gobalka Togdheer

0
Wednesday November 27, 2019 - 12:10:26 in by salman abdi
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Togdheer:-Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland Oo Maayar Cusub U Magacaabay Degmda Qoryaale Ee Gobalka Togdheer

    Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland Oo Maayar Cusub U Magacaabay Degmda Qoryaale Ee Gobalka Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland Oo Maayar Cusub U Magacaabay Degmda Qoryaale Ee Gobalka Togdheer
Wasiirka arimaha Gudaha somaliland ayaa Cabdiraxmaan siciid cawed umagacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Degmada Qoryaale.
Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Cabdiraxmaan Loogu Magacabay Inuu Noqdo Maayarka Degmada Qoryaale
Cabdiraxmaan Ayaa Kamida dhalinyaradii Sanadihii U Danbeeyay Ka Baxay jaamacada Gollis Faraceeda Magaalada Burco.
Degmdan Qoryaale Ayaa Kamida Degmooyinka Waaweyn Ee Gobalka Togdheer Ka Tirsan